Hargeysa–Wasiirkii Siilaayo ee warshadaha ayaa shegay in isna is casilay isagoo ku sifeeyay in maamulka Siilaanyo waxkasta oo ka soo baxaa uu qaloocan yahay sidaas awgeedna uu isku casilay. Waxa dad badan qabaan in Siilaanyo uu da, yahay aanuna ka warhayn waxa dhacaya kaliya uu saxiixo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay