12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

Wasiiro Muuse Biixi magacaabay oo si duuduuba lagu ansixiyay iyo qaar warqada loo soo qorey

Wasiiro Muuse Biixi magacaabay ayaa si duuduuba lagu ansixiyay iyo qaar warqada loo soo qorey. Fadeexada wasiirka maaliyada oo dhowr jeer ku margaday warqada loo soo diyaariyay.

Taartiikhda wasiirada Muuse Biixi ayaa waxa ku jirey waxaan ka mid ahaa SNM. Waa wasiiradii ugu tayada xumaa ee soo mara maamulka.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=ccu2gLM1ZaA[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS