Wasiiro Puntland ah ayaa gaaray aaga Tukaraq lana hadlay dadka deegaanka. Tukaraq ayaa maamulka jeegaanta ee Muuse Biixi weerar gaadmo ku qaaday laba usbuuc kahor.
Wasiir ku xigeenka Caafimaadka Puntland Dr. Faarax Maxamed Warsame oo ka mid ah waftiga ayaa sheegay Somaliland xiisada Tukaraq sida ay u fahmeen in aysan aheyn, welina ay dhowrayaan derisnimada.
Puntland ayaa welli hanjabaysa laakiin aan ka bixin wax jawaaba ayadoo Qaramada midoobey sheegayso inay labada maamul u sheegeen inay xiisada qaboojiyaan.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=jRM98RzdJs0[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay