X

Wax iska bedelaya ma jiro mishaharada ilaa bartamaha sanadka soo socda: BEYLE

Wasiirka maaliyada Somaliya Dr C/raxmaan Beyle ayaa sheegay inayna wax ka bedelin misharada dawladu bixiso ilaa bartamaha sanadka soo socda. Hadalka wasiirka aya imaanaya ayadoo ay dheeraatay xulashada xubnaha ka mida barlamaanka.


”Xilligan lagu jiro kala guurka waxa yaraaday dhadhaqaaqa ganacsiga iyo dhaqaalahadalku samayn karo maadaam ahay’adaha dawladu aanay u shaqayn sidii loogu talogalay ayuu yiri Cali Calasow.


Wasiirka oo ka hadlaayay dakhliga dalka ayaa sheegay in nidaamka hadda jiraa aanu u ogolaanayn in lacag bangiga lagala baxo wax soo galo mooyee kuwa baxaayana.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.