X

Waxgarad ku baaqay in Laascaanood dib loo xoreeyo kadib falkii wuxuushnimada ahaa

Waxa isa soo taraya cadhada ka dhalatey dad Somali ah oo dalkoodii laga soo tarxiilayo haddana markale dadka u dhashay Koofur Galbeed oo ah dadkii loo geeyay abaartii 1974 ee ku dhufatay gobolka Sool.


Wuxuushka falkan ku kacay ayaan la ogeyn inuu ka amarka ka soo qaatey horjooge Muuse Biixi oo isagu cuqdad u qaba Koofurta kuna sheega Wanla-laweyn ayuu yiri Cali Calasow.

”Dadkaan oo aan hubeysnay isla markaana ganacsato ah ayaa joogey dalkoodii hooyo waaana nasiib daro waxaanan arki jirney dad reer baadiye oo biyaha iyo baadka isku laaya kadibna is barakiciye laakiin halkani waa magaalo ayuu yiri Xirsi Warfaa.


”Waxaan ku baaqi lahaa in la xoreeyo Laascaanood oo ah bulsho aan marnaba laga fileyn inay ku kacaan fal noocaasa ayuu raaciyay Xirsi Warfaa waayo cuqdad Somali uma qabaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.