Kooxda ISIL ama Daacish ee Maraykanka iyo Sucuudigu siin jireen lacagta iyto hubka markii dambana ay ka wareegteen waxa lagu yaqaamn noocyo badan oo dadka muslimiinta nafta uga qaadaan. Sawiradan ay soo bandhigeen kooxda afka duuban ayay ku soo baahiyeen qaybaha bulshada. Kooxdu ma sheegin halka sawiradan iyo dadkan ay xasuuqayaan ay ahayd.
Waxaan hore u aragney xasuuqyada ay fulisey ee aduunka kahor lagu arag in ay dadka dabaqyo ka soo tuuraan. In ay dadka nolol ku gubaan, inay qoorta dadka ka jaraan inkastoo Sucuudiga taageera uu sameeyo iyo in dhagxaan nafta lagaaga jaro.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS.COM