X

Wax ka baro sida aduunyada kale loo ixtiraamo hantida dadka iyo guryo kaligood dhextaagan wadooyin casri ah+SAWIRO

Wadamada ugu sharciga adag xaqa hantida gaarka ah waxa ka mida dalkaasi Shiinaha inkastoo lagu tilmaamo wadan Shuuci ah oo dadka xoog wax lagu marsiiyo,,waxase la ogaaday in waxaasi ay ahayd dacaayad laga faafiyay. Sawirada hoose ayaa muujinaya wado dhamaatay oo hal guri ka dhex taagan yahay ama fooq qayb ahaan la dumiyay qayb taagan tahay.

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.