X

Wax ka ogow gudiga doorashooyinka qaranka magacyadooda iyo beelaha ay ka tirsan yihiin

?????????????????????????????????????

Waxa laba bilood kahor lagu dhawaaqay gudiga doorashooyinka qaranka ee ka dhacay 2016. Gudigan ayaa lagu soo xuley aqoon garabeysi iyo waliba 4.5. Hadaba magacyada iyo beelaaha ay ka jeedaan ayaa dhawaan soo wada ogaaneyn. Inkastoo badasnkooda ayna ahayn masuulyiin cusub. Xubnahan ayaa ka kooban 9 xubnood.

Cabdiraxmaan Cusmaan Dirir waa Samaroon (Bahabar Cabdalle) wuxuu ku yimi aqoontiisa

Saciid Xaashi Warsame Waa Carabta Maxamuud Saalax wwuxuu joogaa Garoowe wuxuu ka shaqeeyaa Xawaaladda AMAL.

Maxamed Xasan Thaani Wuxuu u dhashay Beesha Ogaadeen wuxuu ka yimi Kiiniya waxa wata wasiiru dawlaha arimaha gudaha oo Ogaadeena.

Xuseen Cabdi Adan Wuxuu u dhashay Beesha Mareexaan waxa wata Xasan Sheekh.

Saciid Cali Sheekh Maxamed waa Raxaweyn waxa keensaday Shariif Xasan.

Maxamed Axmed Nuur waxa isagana keensaday Shariif Xasan inkastoo lagu eedaynayo Faarax C/qaadir.

Maxamed Daahir Maxamuud waa Ciise waxa keenay wasiiru dawlaha gaashaandhiga iyo safiirka Jabuuti.

Khadiijo Cosoble waa Hawiye, Abgaala waxay la dhalatey C/qaadir Cosoble labadooduba waa taajir kuna jira urur diimeedyada.

Xaliimo Yareey waa Hawiye, Habargidir waxay ka mid tahay oo lagu xantaaa in ay ku jirto xisbiga Xasan Sheekh

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.