X

Faysal Waraabe oo isna dhinaciisa jawaab ka bixiyay: Cali Warancade Walaweynta wuu jiidhaa: ARAG

Faysal Waraabe ayaa isna dhginaciisa ka dhiibtey jawaab ku saabsan xukuumada waqtigeedii dhacay oo hadda aan la garanayn sida wax u dhacayaan. Cali Warancade ayuu ku sheegay nin kolbas meel jiidha oo xataa Walaweynta(reer Koofurta) jiidha.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.