November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Waxa la ii soo sheegaa arday jaamacad ka soo baxay oo aan warqad buuxda qori karayn: Prof Axmed SAmatar iyo faalooyinka 2015

Wariyihii idaacadii SNM ee Qudhmis ee xarunteedu ahayd Itoobiya ayaa Prof Axmed Samatar wax ka waydiiyay fikirkiisa ku aadan sanadka cusub. Waxana suaalaha ka mida wadamada geeska Afrika sida Jabuuti iyo Itoobiya iyo geeska Afrika oo aanu ku fogaanin.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS