Waxa loo mideysan yahay in heeryada la iska tuuro. Suldaan Wabar ayaa ka qayb galay shirka wadatashiga beelaha Gadabuursi ee Itoobiya sheegayna waxa loo fadhiyaa sidii heeryada dhinacyada badan la iska turo loona midoobo. Oday dhaqameedyadii iskugu tagay madasha ayaa isku raacay in loo midoobo danta guud.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=OPwG2jC2NKM[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay