X

Waxa nalaga rabaa in aan farta ku fiiqno dadka diidan dawladnimada: Salaad

Waxa nalaga rabaa in aan farta ku fiiqno dadka diidan dawladnimada waa hadalkii siyaasi Salaad Cali Jeelle oo farta ugu fiiqay siyaasiyiinta wadada laga rabo.



Waxaa muhiim ah in heshiisyada ay galeyso dowladda la atageero la iskana daayo dadka sikale wax u dhigaya oo argagaxisada u Shaqeeya anaga hadii aan nahay Siyaasiyinta iyo shacabka intaba waxaa nagala rabaa in aan farta ku fiiqno dadka diidan dowladnimada Soomaaliya ayuu yiri Siyasiga Salaad Cali Jeelle.



Hadalka siyaasiga ayaa imaanaya xilli dawlada la isku dayay in la mijaxaabiyo ayadoon dhalanba.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.