X

Waxa si xawliya u socda tacadiga gudniinka gabdhaha iyo haween faraha ka qaaday

Ayadoo ayna jirin dawlad xoogan oo dalka ka joojisa waxyabo farabadan waxa welli si xawliya u socda tacadiga gudniinka ee haweenku kula kaco gabdhaha. Dhaqankaan oo aan diin shaqo ku lahayn ayaa waxa ku dhaqma wadamo Somalidu ku jirto.


Hadaba haween iyagu hore u arkay dhibka ay ka soo mareen gudniinka ayaa qaarkood dhamaanba iska joojiyeen dhalmada halka qaar kalana diidey inay dib u guursadaan.

Warbixinta hoos ka daawo


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.