X

Waxaad is waydiisaa sida Kiiniyaatigu uga shaqaysto Somaliya iyo sida Somalidu u shaqo la,dahay: WARAYSI

Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh ayaa sheegay in Muqdisho meelkasta oo aad tagto ay ka buuxaan shaqaale Kiniyaana oo u shaqeeya ganacsiyada kala duwan meelaha qaarna ay iyagu leeyihiin ganacsiga.

Waxaanad is waydiin kartaa shaqada taala dalka iyo sida dadka Somalida ah uga aradan yihiin. Waraysi uu siiyay madaxweynuhu telefishan laga leeyahay Kiiniya.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.