X

Waxaan aragney dhiiga ay daadiyeen dhiigmiiratadka shabaab bal hadana maalkii aan aragno iyo Somalichannel

Waxaan diinteena xaaraana in qof Muslim ah la daadiyo dhiigiisa iyio maalkiisa laakiin kuwa ku qaraabta diinteena waxay xalaashadeen labadaasi. Shalay ayaan aragney dhiigii dadkeena ee ay daadiyeen bal hadda aan aragno maalkii ay burburiyeen iyo dadkii ay noloshooda kaga ciyaareen.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.