X

Waxaan cambaareynayaa ninka Somaliga ah ee filim ka sameeyay hablaheena dhiban

Waxaan cambaareynayaa ninka Somaliga ah ee filim ka sameeyay hablaheena dhiban ee ku nool Nayroobi ee guur xalaala ka raadiyay niman aan diyaar ahayn kadbna caruurtii looga tagey.

Ninkan oo u caanbaxay dhibaatada Somalida ee uu daawadsiiyo gaalada Ingiriiska ayaa lagu yaqaan fikrado xagjira kadib markii uu wxayaysiiyayay argagixisada shabaab oo boqolaal hablood oo Somali ah ajaanib xoog ugu guuriyay hadana ay la dhibtoodeen caruurtii ay uga carareen.


ā€¯Waxaan is weydiiyay muxuu kuwaas barnaamij uga samayn waayay intuu gabdho Somaliyeed oo xalaal lagu guursaday iyo ogolaansho laakiin ragii ku xumaadeen uu barnaamji uga dhigey gaalada Ingiriiska ayay tiri Xaawa C/llaahi oo aad u xumaatey barnaamijkaas.


Kaliya waxaan u arkey barnaamij lagu bahdilaayay gabdhaha Somaliyed ee Nayroobi ku nool waxaanad is waydiin kartaa inta lacag ee uu ku helay barnaamijkaan uu gabdhaha wejiyadooda banaanka soo dhigey.

Qalinkii Saynab Xasan Cilmi

saynab254@gmail.com


admin:

This website uses cookies.