X

Waxaan haynaa xaaskii argagixis Al-baqdaadi laakiin maanaan qaylin sida Taram: Dayib Erduqaan

Madaxweynaha Turkiga ayaa sheegay inay qabteen xaaska argagixiskii weynaa ee Daacish ALbaqdaadi oo gacantiisa ku baxeen kumanaan reer Ciraaq iyo Suuriya ah laakiin maanaan qaylin sida xagjir Taram ayuu yiri Rajab Erduqaan.



Dhawaan ayay ahayd markii sirdoonka Turkiga ay qabteen argagixiska walaashii oo ku noolayd goob aan ka fogeyn Turkiga laakiin ay gacanta ku hayaan ciidanka Turkiga iyo maleeshiyada akhwaan.


”Argagixisada ayaa looga adkaadey dahgaalkii waxayna ku soo urureen gobol xad la leh Turkiga. Dayib Erduqaan ayaa qaati ka jooga faanka Maraykanka marka la qabto hal argagixis.

Xaaska argagixis Albaqdaadi oo lagu magacaabo Asma Maxamed Al-Qubeysi ayaa Turkigu hadda sheegayaa inay qabteen sanadkii hore laakiin haddana ay shibta galeen ayaa qarxisay siro badan.

”Waxay fureen ben afuufis markey sheegteen inay dileen argagixis Albaqdaadi ayuu sheegay Dayib Erduqaan.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.