07/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Waxaan heshiis la galney shirkad sahamisa biyaha dalkoo dhan: Farmaajo

Waxaan heshiis la galney shirkad sahamisa biyaha dalkoo dhan waxa sidaas sheegay madaxweyne Farmaajo mar uu ka hadlay waxqabadka ay dawladiisu qabatey mudada yar ee ay hayeen talada dalka. Wuxuu sheegay in sahamintaas ay qaadan doonto 2 sanno.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS