X

Waxaad is weydiinaysaa xagay martey lacagtii Imaaraadka laga qabtey

Maamul jufeedyada ayaa markale is weydiiyay halka ay ku dambaysay lacagtii Imaaraadka laga qabtey ee Imaaraadku dib u ceshaday markii uu xukunka ku hubsaday horgale Xasan Culusow. ”Abaar ayaa la sheegayaa lacagtaasna ilaa hadda ma ogin halka ay ku dambaysay ayaa laga soo xigtey mid ka mida maamul jufeedyada.


Su’aasha dad badan is weydiinayaan ayaa ah lacagtan miyaa loo isticmaalay in mooshinada la isaga ilaaliyo mise dano shaqsiya ayaa loo adeegsaday ayuu yiri Cali Calasow ilaa hadda warkeeda lama hayo.



”Waxa burburey nidaamkii iyo kala dambeyntii dalka intii Xasan Culusow daaqada laga soo geliyay ayuu raaciyay Cali Calasow. Mashruuca abaarta oo markii hore kooxda Xalane rabtey in dawarsi badan ay ku helaan lacago dheeraada ayaa markiiba fshilmay.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.