23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Waxaan ka raaligelinayaa hadalkii Ramaax ku yaraystey dadka reer Baki: gudoomiye C/kariin Maal

Gudoomiyaha xisbiga Wadani ee gobolka AWdal C/kariin Maal ayaa shacabka reer Baki ka raaligeliyay hadalkii gudoomiye Ramaax kula kacay sha;lay ee uu ku shegay meel aan waxba oolin oo isagu sii qaato qadadiisa. Waa hasha geela cunta hadana cabaada.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM