November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Waxaan kaa rabnaa inaa cadayso: qayb kale taxanaha Kaaf iyo Kala dheeri

Taxanaha Kaf iyo kala dheeri ayaa isku bedelay filimadii Maraykanka iyo afduub lagu wado Faynuus Sh Daahir. Halka Cabdi Maaxi Muunye ay jacaylkiisa cusub ku xanaaqdey ayadoo ku hinaastey.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS