X

Waxaan ku doortey Muuse Biixi wuxuu ka mid ahaa ururkii SNM: Prof Axmed Samatar

ARAABINEWS

Prof Axmed Samatar ayaa markale sharaxay wuxuu ku raacay gudoomiyaha xisbigiisa Muuse Biixi. Prof Axmed Samatar ayaa ku doortey Muuse Biixi in uu ka mid ahaa ururkii SNM. Prof Axmed Samatar ayaa ka dhacay saaxada siyaasada asaga oo ahaa nin la dhegeysto doodiisa hadana manta SNM amaanaya.






Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.