Prof Axmed Samatar ayaa markale sharaxay wuxuu ku raacay gudoomiyaha xisbigiisa Muuse Biixi. Prof Axmed Samatar ayaa ku doortey Muuse Biixi in uu ka mid ahaa ururkii SNM. Prof Axmed Samatar ayaa ka dhacay saaxada siyaasada asaga oo ahaa nin la dhegeysto doodiisa hadana manta SNM amaanaya.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay