Madaxweynaha Galmudud oo Baydhabo ay ku kulmeen madaxda kale ee Koofur galbeed iyo Hirshabeele ayaa sheegay in lagu xanto in dawlada ay la shaqeeyaan laakin ay aad ugu faraxsan yihiin eraygaas.
”Waxaan fadhinay Samareenb muddo dheer oo aan sugeynay saaxiibada kale ee Axmed Madoobe iyo Siciid Deni oo iyagu sheegay inayna imanaynin Samareeb ilaa la magacaabo raiisal wasaare cusub haddana ay Xamar joogaan ayuu yiri Qoorqoor.
”Ilaa hadda ma hayni wax cad waxaan ka rabnaa inay qorshe cusub la yimaadaan goobta ayuu yiri Qoor-qoor. Ilaa hadda wax fikir ah oo cusub lama imaan Axmed Madoobe oo Kiiniya wadato iyo horjooge Siciid Deni aan ka ahayn inay xalistaan arimo hoose.
Si kastaba ha ahaate shirka berito ayaan wax cusub ka soo baxayn aan ka ahayn in la saaro qoraal lagu qarinayo labada horjooge ee Axmed Madoobe iyo Siciid Deni.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay