Shalay ayay ahayd markii saxaafada ay u warameen qoyska gabadh yar oo la sheegay in ay kufsadeen askar ay ahayd inay cadowga ka xoreeyeen laakiin direyska uga faaiideystay inay ku kufsadaan. Qoraal ka soo baxay wasaarada ayaa lagu sheegay in lagu dabajiro waxa ka jira.
Haweenay la sheegay inay uur lahayd iyo gabadh 13 jira ayaa sheegtay in askartii xoreysay magaalada ay kufsadeen maalintii Isniintii kadib markii gaari lagala degay.
Waxana arinta kufsiga cadeeyay gudoomiyihii hore ee degmada Marka oo sheegay in gabadha yar uu xaalkeedu xun yahay labadoodana loo soo qaaday Muqdisho si loogu daaweeyo.
Qoraalka wasaarada aya lagu sheegay in maxkamadu baarayso kiiskan kadibna ciqaabta ku haboon ay qaadi doonto.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay