20/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Waxaas oo dhan waxa iiga daran markaan amooraati noqdey: Feynuus Sh Daahir

Ruug cadaa Feynuus Sh Daahir ayaa ka hadashay taxanihii dhamaadey ee Kaaf iyo Kala dheeri iyo qaybtii ay ku lahayd iyo weliba kan soo socda. Waxa ag fadhiya khabiirAbuukar Mahdi oo inta badan leh sheekada taxanaha, kana hadley in fikirka weyn ee lahaa Allaa yarxamu weriyihii weynaa ee Axmed Xasan Cawke.





ARAABINEWS