Hargeysa–Xaaji Cabdi Waraabe oo reer Hargeysa ah ayaa ka hadlay maalinta xoriyada ee 26 Juun dhinaca kala fariin u direy qolyaha ishaye ee maamulka Siilaanyo. Xaaji Cabdi Waraabe ayaa fursadan uga faaiideystey in uu waxyar kaga taabto xilligii xoriyada.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM