X

Waxbaa la kordhiyay waa saqajaanimo waa hadaladii qaar ka tirsan xisbiga Wadani iyo muddo kordhinta+MUUQAAL

Hargeysa–Qaar ka tirsan shacbiga Hargeysa ayaa sida fiinta uga qayliyay muddo kordhin uu wado Siilaanyo inadeerkii Saleebaan Gaal oo sabtida qabsaday in uu ku dhawaaqo muddo kordhin. Waxay sheegeen in waxbaa la kordhiyay ay tahay saqajaanimo la kordhiyo kaliya inta gudida doorashadu kordhisay.

Maxamed Yuusuf, nagala soo xiriir araabimedia@gmail.com iyo araabinews/facebook

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.