X

Waxbarashada dugsiyada sare ee Somaliya oo weji cusub oo dhaxagala loo jiheeyay

Waxbarashada dugsiga sare ee Somaliya ayaa weji cusub oo dhaxagala loo jiheeyay. Wasiirka waxbarashada oo ka waramay qorshe madaxweyne Farmaajo tilmaamay ayaa Somaliya ka dhigeysa wadanka kaliya ee ka gudba waxbarashada dugsiga sare ee caadiga oo inta badan aan faaiido u lahayd dhalinta.


Jaamacadaha dalka ayaa intooda badan xisaabsan dugsi sare. Halkii dugsi sare la geli lahaa waxaa hadda loo rogeyaa mid kor loogu qaadayo tayada aqooneed ee dhalinta sida beeraha, makanikada, badda iyo kuwa kale.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=SRU_tFw_dxk[/embedyt]

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.