X

Maxaa ka jira in Itoobiya xireyso xadka ay la wadaagto Woqooyi Galbeed

Maxaa ka jira in Itoobiya xireyso xadka ay la wadaagto Woqooyi Galbeed. Warar baryahan soo baxaayay ayaa sheegayay in Itoobiya xireysa xadka Wajaale, halkaas oo ah deked qalalan oo baayac mushtar.

Haddii taas dhacdo ayaa waxa ku dhici kara Somali galbeed inay soo gelin waayaan khudaartooda iyo ganacsiga kale dhinaca Woqooyiga Somaliya.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=oGQdS4X7aBI[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.