12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Waxgarad iyo dhalinyaro ka soo jeeda beesha Warsangeli oo sheegay in hal kursi oo ay lahaayeen la siiyay beesha dhexe

Waxgarad iyo dhalinyaro ka soo jeeda beesha Warsangeli ayaa sheegay in hal kursi oo ku lahaayeen maamulka Siilaanyo hadda la siiyay isla beesha dhexe. Waxay dhinaca kale taabteen in ay gobolka Sanaag ayna ku lahayn xataa hal kursi oo waxaba ay ku shubatey beesha dhexe.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS