12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Waxgarad ka soo jeeda Puntland iyo Jubba oo iyagu taageeray nidaamka muranku ka jiro ee 4.5

Waxgarad ka soo jeeda Puntland iyo Jubba oo iyagu saxaafada la hadlay ayaa dhabarjabin ku sameeyay maamulada Gaa iyo Axmed Madoobe  iyagoo si cad u taageeray nidaamka kala saraynta ee 4.5. Waxgaradkan ayaa sheegay waxa ay ku raacsan yihiin.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM