X

Waxgaradka Sanaag galbeed oo Muuse Biixi uga digey dagaalka uu soo qaadey

Waxgaradka Sanaag galbeed ayaa Muuse Biixi uga digey dagaalka uu soo qaadey. Xalay ayay ahayd markii ciidan uu Muuse Biixi soo direy dagaal ku qadey korneyl ka tirsan jeneraal Caare. Waxay ku eedeeyeen inuuna waxba ka qaban booqashadii Cabdiwelli Gaas.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=rgl8n_sJUUc[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.