15/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Qayb kale oo xiise leh taxanaha Dulmi

Waa qayb kale oo xiise leh taxanaha Dulmi. Laki oo dhaawacantey markii jacaylkeeda kala tuurey iyo Muunye oo wacad ku maray inuu u aargudo. Waa qaybtii 11 ee taxanahan.





ARAABINEWS