11/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Way soo dhamaatey sheekadii gooni goosadka: Mustafe Martin iyo falaqayn

Dhawaan ayay ahayd markii gacanyaraha Muuse Biixi ninka ugu magacaaban arimaha gudaha ee Maxamed Kaahin uu digniin u direy wadamada jaarka oo uu ula jeeday Kiiniya ay faraha kala baxaan arimaha Somaliya. Maxamed Kaahi aya intaaraaciyay in sheekada goosadka ay u taalo Somalida dhexdeeda.



https://youtu.be/KJeiMgYBnVM




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS