Weerar argagixisadu ku soo qaadey Boosaaso ayaa war laga soo saaray. Argagixisada ayaa sheegtay in ay xalay abaaro 12:00-kii habeenimo ay weeraran saldhig ka agdhow Boosaaso kuna dileen askar.
Dadka deegaanka oo uu soo garay khasaaraha weerarka argagixisada ayaa sheegay in dhaawacyo soo gaareen.
Saraakiisha caafimaadka ayaa iyaguna xaqiijay in ay goobta ka qaadeen meydka Saddex ruux iyo dhaawaca 10 qof oo kale, kuwaasi oo isugu jira dad shacab ah iyo Ciidamo.
Ciidanka Puntland ayaa si xun loo diley weerar gaadmo ah oo argagixisadu la beegsatey waxase jira doorkan in ay muujiyeen waxoogaa feejignaana.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay