November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Weerar lagu qaaday booyado ka soo baxay haamaha shidaalka Berbera iyo khasaare ka dhashay

Magaalada Berbera oo Siilaanyo haamaha shidaalka ku wareejay ganacsato reerkiisa ah ayaa waxa ka dhalatay cadho..saaka ayaa weerar hubeysan lagu qaaday booyado shidaal ka soo qaaday haamaha waxana la sheegayaa in booyadahaas loo gaystey khasaare inkastoo aan la sheegin in ay gubteen. Dadka deegaanka ayaa la filayaa in ay ka dambeeyeen weerarkan hubeysan.

Badhasaabka Berbera Fahmi Cabdi Bidaar ayaa sheegay in weerarkaasi dhacay laakiin ay ku dabajiraan cidii weerarka soo qaaday.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM