Waxa saakadii hore la soo afjaray weerar dhiigmiiratada shabaab Ku qaadeen maqaaxi Ku taal xeebta Liido ee magaalada Muqdisho. Argagixisada ayaa ka shaqaynaysay muddo in ay marlabaad weeraraan maqaaxiyaha Somalidu leedahay.
Weerarkan argagixisadu Ku xalaashatey dhiiga muslimiinta ayaa waxa ay rasaastii Ku dileen ilaa 6 qof oo laba haween yihiin.
Argagixisada ayaa kala jeclayn cida ay dilayaan dhamaana dadkii ay dileen waa gaalo xagooda.
Waxa kale oo la xaquijiyay ilaa 3 ka tirsan maydka argagixisada oo saakadii hore lagu diley musqul ay Ku jireen.
Uma suurtagelin in ay xasuuq balaadhan gaystaan iyadoo dadku goobta ka carareen qaraxii gaadhiga ee u horeeyay.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS





Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay