Wararka naga soo gaaraya degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe ayaa waxaa ay sheegayaan in weerar lagu ekereyay argagixisada halkaa ku dhuumanaysa inklastoo la sheegayo in weerarku ahaa mid lagu dficiifinayo laakiin aanu ahayn mid lagu qabsanayay magaalada.
Wararka kale ee aan helayno ayaa xaqiijiyay in ciidamada xooga dalka oo gacan ka helaya kuwa Amisom ay la wareegeen deegaano hoostaga gobolka Galguduud oo lagu magaacabo Yacardari.
Weerarka ugu balaadhan ayaa argagixisada kaga socda dhinaca gobolka Jubbada dhexe oo ay hadda ku sugan yihiin argagixisada badankooda ahna kuwa xasuuqa wey ka gaystey dalkeena.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay