Wefdi ka socda dawlada dhexe oo baryahan u xanibnaa tegitaanka Puntland ayaa Muqdisho ka naxay, waxayna u muuqataa in dawladu ku guulaysatey burburka kooxdii isku magacowdey maamul goboleedyada ay wateen shisheeyaha. Waxa hadda haray kaliya Axmed Madoobe oo Kiiniya Wadato.
Madaxii hore ee Puntland ee Cadar hore la direy doorashada Cabdiwelli Gaas ayaa Puntland ka dhigey beri go’an.
Waxa wefdiga hogaaminaaya wasiirka arimaha dibedda Iyo xildhibaano la socda, waxayna hubinayaan xaalada siyaasadeed ee hadda jirta.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS



Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay