X

Wefti ka socda jaamacadaha Carabta oo Burco tagey iyo ujeedada

Wefti ka socda jaamacadaha Carabta oo Burco tagey. Xubnahan ka yimi Masar ayaa booqdey jaamacada Burco oo tayadeedu hooseyso, ayagoo jaamacada ku daray xubinimada jaamacadaha Carabta. Wetfigan ayaa muddo joogi doona jaamacada iyo magaalada.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=QHsPvlsGeIo[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.