10/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

WAAHEEN

SUUQA WAAHEEN HARGEYSA

Wefti ka socda midowga Yurub oo suuqii gubtey ku sugan

Waxa magaalada Hargeysa soo gaadhay wefti ka socda midowga Yurub oo ay soo dirtey dawlada dhexe ee Somaliya si ay u fiiriyaan khasaaraha suuqa Hargeysa baaxada uu leegyahay. Weftigan ayaa sheegay inay qaybtooda ka qaadan doonaan dib u dhiska suuqa.



”Waxa meesha ku dhintey masaakiintii suuqa ku noolayd oo hadda la sheegay inay suuq kale ka furteen dooxa Hargeysa waayo iyagu ma sugi karayaan inay noloshooda dib u bilowdaan ayu yidhi Xuseen Warsame.

Ilaa hadda sida wax loo maamulayo ayaa ka fog si nidaamsan waxayna ku dambeyn doontaa in la waayo shiliaadka balaadhan ee dawlad dhexe soo fasaxaday iyo kuwa ka imaanaya aduunka kale.




Ingiriiska oo la filayay inuu siyaasad ahaan uga faaiideysto arintan ayaan ilaa hadda keenin lacag, ayadoo la filaayay inay hore uga faaiideysan doonaan fursadan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS