X

Welli nagama bixin xasuuqii Shaamow ee argagixisadu gaysatay bishan oo kale

Waa maanta oo kale xasuuqii 11 sano kahor markii dhiigmiiratada wahaabiga ee shabaab ay isku qarxiyeen huteel Shaamow halkaana ku dileen macalimiin iyo ardey qalan jebinaysay. Xasuuqaas ayaa ummada Somaliyeed uga murugootey, waana marka la ogaadey in caruurteeni la inoo daba waydaartey.


Wasiirka maaliyada Dr C/raxmaan Beyle ayaa sheegay in xanuunkii xasuuqaas uu welli ummada Somaliyeed dareensan tahay.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.