10/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Welli sheekadii ayaa wadaa: Qayb cusub magaalo joog xumo

Oday Cabdulle ayaa soo saaray qayb cusub sheekada magaalo joog xumo oo aad u xiise leh. Qaybihii hore ayaa dad aad u jecladeen ayaa lagu dhiirigelinayo in dib loo soo nooleeyo ruwaayadaha gaagaaban iyo taxaneyaasha qosolka ah. Ilmaha waa wada dhalnee.





ARAABINEWS