20/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Weriye C/salaan Hereri oo ka hadley sidii uu uga baxsaday daad qaadi gaaray

Weriyaha C/salaam Hereri ayaa Ka hadley siduu uga badbaadey daad qaadi gaaray duleedka Hargeysa. Weriyaha ayaa sheegay inay ogaayeen roobab lagu diirsaday oo buuraha Ka da’ay laakiin iyaga gaadhigu Ka galay dooxa kadibna si ilbiririqsi ku arkeen daadka soo rogmanaya.



Anigu gaadhigaan ku cararay inta kalana nin buuraha caga cadaan ku fuula iyo kuwa rafaadaba ugu dambeyn waxaan is wada helnay lixdii maqribnimo ayuu yiri C/salaan.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS