Weriye Axmed Cabdinuur oo ahaa ruug cadaa in badan ka soo shaqeeyay idaacadii qaranka ee Radiyo Muqdisho marna ahaa weriyihii qaaska ahaa ee madaxweyne Siyaad Barre ayaa ku geeriyooday London.
Weriye Axmed Cabdinuur ayaa soo noqdey madaxii idaacadii qaranka ee Radiyo Muqdisho xilligii aan cidi ka daba hadli jirin, wuxuuna soo qabtey shaqooyin badan intaanu burburku dhicin.
Raiisal wasaaraha ayaa tacsi u direy ehelada marxuunka. Weriye Axmed Cabdinuur ayaa markii dambe dib uga xoogsi bilaabay idaacadii qaranka lagu burburiyay ee been been sii halkaas oo dab badan ka naxeen.
C/llaahi Waraye
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay