10/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wiil dhalinyaro ah oo diyaarad uu sameeyay ku soo bandhigey Buuhoodle

Wiil dhalinyaro ah ayaa diyaarad uu sameeyay ku soo bandhigey Buuhoodle. Wilkan oo lagu yaqaan farsamada ayaa hore u soo bandhigey gaariyo iyo farsamooyin kale.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=5HhL9PfAmWw[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS