28/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wiil dhalinyaro ah oo ka tirsan xisbiga Ucid oo ka dhiidhiyay hadalkadii Faysal Waraabe ku xaqirey taariikhda Samaroon ee Saylac+MUUQAAL

WP_20141208_003Boorama 08 Dec 2014–Wakiil ka tirsan xisbiga Faysal Waraabe ayaa si kulul uga dhiidhiyay hadalo Faysal Waraabe ku xaqirey taariikhda Samaroon ee Saylac isagoo shalay dalbaday in dad aan reer Saylac ahayni ku soo noqdaan” Faysal Waraabe ayaa sheegay in Ciisuhu aanu ku filneyn Jabuuti iyo Itoobiya ee ay ku soo noqdaan Saylac.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM