Wiil uu dhalay madaxweynaha la doortey ee Maraykanka Trump ayaa ka ugaadhsada Turkiga gaar ahaan gobolka barwaaqada ah kuna yaalaan buuraha ee Antalya.
John Trump oo 38 jir ah ayaa ugaadhsada ugaadh kala duwan waxana dadka deegaanku ka cadhoodeen sawiro uu soo dhigey baraha bulshada oo tusaya isagoo mdi wata iyo neef gawracan.
John Trump ayaa ugaadhsaday laba riyood halka walaalkii s sanad kahor isna ugaadhsaday laba sagAaro.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
![645x400-eric-trump-goes-wild-deer-hunting-in-turkeys-antalya-resort-city-1480519918636[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/12/645x400-eric-trump-goes-wild-deer-hunting-in-turkeys-antalya-resort-city-14805199186361-300x186.jpg)
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay