22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wiil uu dhalay ninkii hindisay calanka Somaliya oo lagu qabsaday guryo aabihii uga tagey

Wiil uu dhalay ninkii hindisey calanka Somaliya ayaa saxaafada u sheegay in lagu haysto hanti ma guurto ah oo aabihii uga tagey. Saleebaan Maxamed Cawaale Liibaan ayaa sheegay in guryaha loo xukumay hadana aan waxba ka fulin oo hadana loo sheegay in uu dib uGu noqdo Gaalkacayo.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM